Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barn. Wicitaanka Dhageystaha: Hayb Sooca Guurka


Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa marti ku ah Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan Baarlamaanka Somalia, oo ka hadlaya falkii lagu gubay dhawaan nin, kadib markii wiil uu adeer u yahay loo diiday gabar ay is-guursadeen.

Barnaamijka waxaa soo diyaarisay Sahra Cabdi Axmed.

Dhageyso barn. Wicitaanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:26:53 0:00

XS
SM
MD
LG