WASHINGTON. D.C —
Waxaa xalay si rasmi ah u furmay wareega koowaad ee koobka Europa League oo ah tartanka labaad ee ugu xiisaha badan Yurub.
Kooxaha caanka ah ee ka qeybgalaya oo ay ku jiraan AC Milan, Chelsea, Arsenal iyo Seville ayaa dhamaantood wada badiyay.
Waxaa faah-faahinta innoo haya Maxamuud Mascadde.
Facebook Forum