Siyaasiinta laga soo doortay degaanada Koonfurta Gaarisa ayaa billaabay olole ay dhalinyarada degaankaasi ku abaabulayaan sidii ay uga hor tagi lahaayeen kooxda la aamisan yahay inay saldhigyo ku leeyihiin gudaha Keynta Boni.
Al-Shabab ayaa dhinaca kale weerarro u badan qaraxyo la dhigay waddada dhinaceeda la beegsatay askarta iyo gaadiidka ciidamada amniga.
Dadka fallanqeeya siyaasadda Kenya ayaa sababo kala duwan ku macneeya waxyaabaha Al-Shabaab u suurtogeliya inay si dhib yar weerarro uga gaystaan dalkaasi.
Qaybta hoose ee boggan ka dhegayso warbixinta Maxamed Faarax Shire.