Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Heshiiska dowladda iyo Waare oo lasoo dhoweeyey


Waare

Madaxweynaha maamulka HirShabelle Maxamed Cabdi Waare oo shalay shir jaraa’id ku qabtay magalaada Muqdisho ayaa sheegay in uu dhamaaday khilaafkii u dhaxeeyay maamulkiisa iyo dowldda fedeeralka Soomaaliya.

Waare ayaa intaas ku daray in HirShasbelle ay ka tanaasushay go’aankii ay madaxweynayaasha maamul goboleedyada ku gaareen magaalada Kismaayo ee ay ku hakiyeen wada shaqeyntii dowladda.

Qaar ka mid ah waxgaradka Muqdisho ayaa soo dhaweeyay, in Waare iyo dowladda khilaafkoodii wada hadal lagu dhameeyay.

Wariyaha VOA-da Seynab Abuukar Maxamed ayaa warbixintan ka soo dirtay Muqdisho.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:49 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG