Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gabar 9 jir ahayd oo Muqdisho lagu dilay


Toogasho ka dhacday magaalada Muqdisho shalay waxaa ku dhintay gabar 9 jir oo ardayad ahayd, laguna magacaabay Deeqo Daahir, waxaana ku dhaawacmay arday kale.

Laba qof, ayaa la sheegay in loo qabtay toogashadan. Faahfaahinta ciidanka ay ka tirsan yihiin labadan qof ayaan weli rasmi ahaan loo shaacin.

Haddaba sida ay wax u dhaceen ayaa weriyahayaga Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle uu ka waraystay Cabdraxmaan Sheekh Maxamuud (Shaacir) oo ah Maamulaha Guud ee Dugsiga Hoyga Xamar oo ay wax ka baranayeen ardaydaasi.

Gabar 9 jir ahayd oo Muqdisho lagu dilay
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:49 0:00

XS
SM
MD
LG