Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay kullankiisii ugu horeeyey ee kal-fadhiga 4aad ee dhawaan u furmay. Gudoomiyaha baarlamanka ayaa ka hor akhriyay agendayaasha horyaala ka fadhigan oo aan lagu soo darin xalinta khilaafka ka dhex siyaasadeed ee ka dhex oogan dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada.
Qaar ka mid ah xildhibaanada oo ay VOAdu la hadashay ayaa ka hadlay aragtidooda ku aadan agendayaashan. Xassan kaafi Cabdiraxmaan Qoyste ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.