Isku xirrada

War Deg-Deg ah

USA: Cunaqabateyn la Saarayo Cidda Faragalisa Doorashada


Dalka Maraykanka ayaa rajeynayna in hanjabaad uu dhawaan soo saaray taas oo digniin cunaqabateyn ah uu dirtay dadka, shirkadaha, iyo dalalka isku daya inay fara galiyaan doorashada Maraykanka ay ka horjoogsan doonto inay faraglintaas ku kacaan.

Madaxweyne Trump ayaa Arbacadii shalay saxeexay wareegto madaxweyne oo ogolaanaysa cunaqabateyn toos ah oo lagu beegsanayo hay’adaha iyo dadka loo arko inay doorashada Maraykanka faragashadeen, ama ha weeraraan kaabayaasha doorshada dalka ama ha adeegsadeen borobogaando ay wax ku jahwareerinayaan.

XS
SM
MD
LG