Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Farmaajo oo furay kalfadhigga baarlamanka


Madaxda dowladda

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay kalfadhigii afraad ee golaha shacabka, oo lagu qabtay dugsiga tababarka booliiska ee Janaraal Kaahiye ama School Polizo.

Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo, oo khudbad ka jeediyay munaasabadda ayaa ku dheeraadaad guulo uu sheegay in dowladdiisa ay gaartay mudaddii ay shaqeyneysay.

Wariyaha VOA-da Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:04 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG