Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Khilaafka dowladda iyo maamullada


Madaxda maamul goboleedyada

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay shirka toddobaadkan ka dhacay magaalada Kismaayo iyo madaxda maamul goboleedyada dalka, kaasi oo muujiyey mar kale in khilaaf uu ka dhex jiro dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada.

Waxaa barnaamijka soo jeedineysa Sahra Ciidle Nuur.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:43:04 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG