Dhaqdhaqaaqyada siyaasadeed ee ka socda gobolka Geeska Afrika waxaa ka maqnaa oo aan qeyb aheyn dalka Djibouti oo ay colaadi kala dhaxeyso Eritrea.
Madaxdii ku shiray Asmara ee Soomaaliya, Ethiopia iyo Eitrea ayaa isla gartay in wasiiradooda arrimaha Dibadda ay u diraan Djibouti si nabad looga dhex dhaliyo labada dal ee deriska ah.
Wariyaha VOA-a Maxamed Colaad Xassan ayaa arrintan ka wareystay Ramadan Muuse oo ku sugan Jabuuti.