Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Argentina: Shirka Caafimaadka Afka iyo Ilkaha


Maanta waxa magaalada Buenos Aires ee dalka Argentina ka furmaya shir caalami ah oo ku saabsan caafimaadka ilkaha. Shirka oo uu soo qaban qaabiyey ururka FDI, isla markaana socon doona ilaa 8da bishan ayaa dhakhaariita ku sugani ay isku weydaarsan doonaan aqoonta cudurada afka iyo ilkaha.

Somalia waxa uga qeyb galaya Dr. Dunida Xaashi Maxamed oo ka socota ururka Somali Dental Association, isla markaana ka hawlgasha Swed University and Dental Clinic ee magaalada Muqdisho.

Maxamed Cabdi Sandhere ayey u warantay.

Dhageyso Shirka Caafimaadka Ilkaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:02 0:00

XS
SM
MD
LG