Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Berbera: Ajaaniib xukun lagu riday


Berbera Port

Maxkamadda degmada Berbera ayaa xukun ku ridday afar qof oo ka mid ah lix qof oo u xidhnaa eedo la xidhiidha ugaadhsi sharci-darro ah.

Dadkan la xidhay oo shan ka mid ahi u dhasheen dalka Pakistan, ayaa maxkamaddu saddex ka mid ah ku xukuntay midkiiba 4-kun oo Dollar oo ganaax ah.

Dadkan ayaa la sheegay inay shaqaale ka ahaayeen saldhigga Imaaraadka Carabta uu ka dhisayo magaalada Berbera.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warbixintan ka soo diray Hargeysa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:01:33 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG