WASHINGTON. D.C —
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa marti ku ah todobaadkaan, wasiirka qorsheynta iyo maalgashiga Soomaaliya Jamal Maxamed Xasan.
Waxaa barnaamijka soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.