Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu daah furay hab elektaroonig ah oo dacwadaha lagu qaado, kaas oo uu dhaqan geliyay xafiiska xeer-ilaaliyaha guud ee qaranka.
Nidaamkan ayaa ka caawinaya hey’adaha caddaaladda iyo xafiiska xeer ilaalinta keydinta gal dacwadeedyada.
Wariyaha VOA Xassan Kaafi Cabdiraxman Qoyste ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho.
Facebook Forum