Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Washington: Trump iyo Kenyatta oo Kulmay


Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Isniintii shalay ku soo dhaweeyay Aqalka Cad Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.

Labada hoggaamiye ayaa waxay ka wada hadleen arrimaha ganacsiga, amaanka, iyo xoojinta xiriirka labada wadan. Xuseen Barre Aaden ayaa inoo soo jeedinaya.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:24 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG