Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hargeysa: Ku Dhawaad Kun Arday oo Jaamacad Ka Qalin Jebiyay


Dufcaddii 15-aad ee ka baxda Jaamacadda Hargeysa oo tiradoodu ku dhawdahay kun arday, ayaa maanta munaasibadda qalin-jebinta loogu qabtay Hargeysa.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo halkaa ka hadlay ayaa sheegay inay sannadka cusub billaabi doonaan barnaamij 'Shaqo Qaran' la yidhaahdo, kaas oo ay saddexdii biloodba mar shaqo u leylin doonaan 1500 oo dhalinyaro ah.

Sidoo kale, Madaxweyne Biixi wuxuu ka hadlay Isbeddelada maamulka Soomaalida Itoobiya. Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warbixintan ka soo diray Hargeysa.

Arday fara badan oo ka qalan jabiyey Jaamacadda Hargeysa
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:03 0:00

XS
SM
MD
LG