Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenyatta: Ciidamadeenna Soomaaliya Way Sii Joogayaan


Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in ka bixitaanka ciidankiisa ee Soomaaliya ay ku xidhnaan doonto dhismaha ciidanka qaran iyo hay’adaha amniga ee Soomaaliya.

Madaxweyne Kenyatta oo waraysi siiyey idaacadda VOA ayaa sheegay inaysan doonayn inuu soo baxo faaruq dhinaca amniga ah ee Soomaaliya haddii ciidamada nabad ilaalintu ka baxaan Soomaaliya. Waraysigaasi oo ay qaadday wariyaha Esther Githui Ewart oo tirsan qaybta afka Ingiriisiga ee VOA, ayaa waxa inoo soo koobaya Nuur Bukhaari iyo Cabdulqaadir Maxamed Mursal.

Kenyatta: Ciidankeenna Soomaaliya way sii joogayaan illaa isku filnaasho laga gaarayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:04 0:00

XS
SM
MD
LG