Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Guddoomiye kuxigeenka ururka SRAJ oo ah u dhaqdhaqaaqa siyaasadda iyo caddaaladda Ismaamulka Soomaalida Ethiopia, kana mid ahaa dad RW Ethiopia Abiy Ahmed kula kulmay Addis Ababa.
Barnaamijka waxaa soo jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed.