Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Senator John McCain oo Geeriyooday


Dalkan Maraykanka waxaa shalay ku geeriyooday mid ka mid ah siyaasiyiinta ugu magaca dheer – Senetor John McCain oo laba jeer u tartamay jagada madaxtinnimada Maraykanka. John McCain oo ka tirsanaa xisbiga Jamhuuriga waxaa uu hore usoo ahaa duuliye diyaaradadaha dagaalka Maraykanka waxaana sannadkii 1967 lagu soo riday dalka Vietnam isagoo maxbuus ahaan loo haystay lix sano.

McCain waxa uu Koongareeska Maraykanka ka tirsanaa 36 sano isagoo matala Gobolka Arizona. Waxa uu ku dhintay 81 sano jir. Maxamed Cabdi Sandheere ayaa taariikhda John McCain ka waraystay

Cabdiqafaar cabdi Wardheere oo ka faallooda arrimaha Maraykanka kuna sugan Vrginia.

Dhageyso Geerida John McCain
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:30 0:00

XS
SM
MD
LG