Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wiil Soomaali ah oo Lagu Dilay Toronto


Waxaa shalay subax magaalada Toronto ee dalka Canada, gaar ahaan xaafadda ay Soomaalida ku badan tahay ee Weston and Lawrence, lagu dilay wiil Soomali ah oo da’diisa lagu sheegay 30 jir. Wiilkan oo magacsiisa la yiraahdo Kaafi Bashiir Bahweyn ayaa waxaa toorrey ku dilay dhllinyaro kale oo la sheegay in ay iyaguna ahaayeen Soomaali.

Yuusuf Maxamed Xuseen (Yuusuf Kowneyn) oo ka mid ah jaaliyadda Soomaalida ee Toronto, islamarkaana si shaqsi ay u yaqaanay wiilka la dilay iyo qoyskiisa, ayaa Caasho Ibrahim uga warramay sida uu dilkaasi u dhacay.

DHAGEYSO WAREYSIGA WIILKA LA DILAY
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:16 0:00

XS
SM
MD
LG