Ku soo dhawaada barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka oo aanu ku eegeyno hannaanka loo maro shaqaaleysiinta dhallinyarada kunka ah ee uu ballan qaaday Reysal wasaare Kheyre in laga shaqaaleysiin doono gobolka Banaadir. Caasho Ibraahim Aden ayaa soo diyaarisay barnaamijka soona jeedineysa.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available