Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Maxaabiis Farsameeyay Qalabka Xafiisyada


Maxaabiista ku jirta xabsiga dhexe ee Xamar ayaa loo abuuray xirfado shaqa oo gacanta ah, waxa ayna soo saaraan qalabka xafiisyada, farshaxan iyo farsamada al-xanka.

Qalab xafiiseed ay farsameeyeen maxaabiistaasi ayaana maanta loogu deeqay Golaha Murtida iyo madaddaalada ee National Theater.

Maareeyaha Golaha Murtida iyo Madaddaalada Abwaan Cabdulaahi Cismaan Guure ayaa sheegay in baahi weyn ay u qabeen qalabkan. Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan noo soo diray.

Muqdisho: Maxabiis Sameysay Alaabaha xafiisyada iyo farshaxanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:24 0:00

XS
SM
MD
LG