Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad ku dhintay buundo ku duntay Talyaaniga


Buundada duntay
Buundada duntay

Ugu yaraan 30 qof ayaa la sheegay in ay ku dhinteen kadib marki ay duntay buundo ku taalla magaalada Genoa ee waqooyigalbeed dalka Talyaaniga.

Buundada Morandi oo ah buundo ay maraan kaliyah baabuurta ayaa duntay xilli ay roobab da'ayeen. Sahra Ciidle Nuur ayaa dhacdadan ka waraysatay Shukri Siciid oo ah suxufiyad ku nool Talyanaiga.

Dhageyso buundada ku burburtay Italia
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:34 0:00

XS
SM
MD
LG