Xubno ka tirsna ururka ONLF ayaa ku sugan dalka Itoobiya si ay wadahadallo ula furana dawladda Itoobiya kadib markii ururkaasi ay shalay ku dhowaaqeen inay xabbadjoojin hal dhinac ah si loogu gogolxaaro dhammaynta colaadda gobolka.
Nuur Bukhaari ayaa khadka telefoonka ee Addis Ababa kula xiriiray Cabdulqaadir Xasan Hirmooge Cadaani oo ka mid ah wafdigaasi.