Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Gaadiidka Gurmadka Deg-degga oo Shaqo Joojin Ku Dhow


Adeegga ambalaasyada ee gurmadka degdegga ah ee Aamin ee Muqdisho, ayaa dhawaan ku dhawaaqay in shaqadoodu ay halis ugu jirto inay u joogsato dhaqaale la’aan, iyo iyadoo aan taageero joogta ah laga helin dowladda iyo hey’adaha gargaarka si adeegaasi uu u sii socdo.

Maanta ayaa waxaa walaacaasi ka wada hadlay Duqa Muqdisho ahna guddoomiyaha gobolka Banaadir, Cabdirixmaan Cumar Cusmaan; madaxa guddoomiyaha hay’adda gaadiidka gurmadka caafimaadka ee Aamin, Dr. Cabdiqaadir Cabdiraxmaan Xaaji.

Sahra Cabdi Axmed ayaa Dr. Cabdiqaadir ka wareysatay arrimahani.

Gaadiidka Gurmadka Deg dega ee Amiin oo Shaqo Joojin qarka u saaran
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:24 0:00

XS
SM
MD
LG