Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka: Darbi-jiifka oo Nolol Loo Abuurayo


California has one of the highest homeless populations in the country. (E. Lee/VOA)
California has one of the highest homeless populations in the country. (E. Lee/VOA)

Dad gaaraya hal bilyan iyo bar oo dunida ku nool ayey hoy la'aani heysaa, sidaay sheegtay He'adda Un-Habitat. Dalka Mareykanka oo kaliya ku dhawaad nus malyuun ayaa darbi jiif ah. Tiradaasina wey sii kordheysaa.

Haddaba Hey'ad faa'iido ma doon ah oo ka jirta gobolka Virginia ayaa isku howshay in ay hoos u dhigto tirada dadka darbi jiifka ah, iyadoo hoy, cunto iyo taageero kaleba u fidisa.

Wariyaha VOA Julie Taboh ayaa warbixintan ka diyaarisay dadkaasi ay noloshoodu soo hagaagtay, kadib markii ay soo dhadhamiyeen duruufaha darbi-jiifnimada. Waxaa soo jeedinaya Jacfar Kuukaay

HALKAN KA DHAGEYSO

DARBI-JIIFKA MAREYKANKA
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:45 0:00

XS
SM
MD
LG