Hay’adaha Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga iyo socdaalka ayaa ka caawiyay 116 qof oo Soomaali ah oo qaxooti ku ahaa dalka Yemen inay wadankooda ku laabtaan.
Lisa Schlein ayaa warbixintan VOA uga soo dirtay xarunta hay’adda qaxootiga ee Qaramada Midoobay ee UNHCR ee Geneva. Ibrahim Xassan Dandureey ayaa inoo soo jeedinaya.
Facebook Forum