Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida Ethiopia oo xasuuq ka cabanaya


Boosaaso
Boosaaso

Dalka Ethiopia waxaa ka socda dagaalo iyo isku dhacyo u u dhaxeeya Soomaalida iyo Qowmiyadda Oroomada dalkaas wada dega.

Boqolaal Soomaali ah oo ka soo jeeda Ethiopia ayaa maanta shir ku yeeshay magaalada Boosaaso ee Puntland, iyagoo ka cabanaya xasuuq ay sheegeen in lagu hayo dadkooda.

Wariyaha VOA-da Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa kullankaasi ka wareystay Xasan Cali Xeydar oo ka mid ahaa dadkii soo qababqaabiyay.

Soomaalida Ethiopia oo xasuuq ka cabanaya
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:47 0:00

XS
SM
MD
LG