Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faahfaahin laga bixiyey qaraxii Buuhoodle


Qarax
Qarax

Maamulka daegmada Buuhoodle ayaa ka hadlay qaraxii xalay ka dhacay magaalada ee ay mas’uuliyiintu ku dhinteen.

Guddoomiyaha degmada Buuhoodle C/Fataax Cali Cawil ayaa VOA-da u sheegay in qofka qaraxa geystay uu beegsaday mas’uuliyiinta xilli ay ka soo baxeen salaadda maqrib.

Waxa uu sheegay in ay hayaan qayb ka mid ah meydka qofkii is qarxiyay oo uu sheegay in uusan ahayn qof degaanka laga yaqaano, islamarkaana aanay wali ogaan halka uu qofkaasi ka yimid.

Caasho Ibrahim ayuu khadka telefoonka ugu warramay.

Faahfaahin laga bixiyey qaraxii Buuhoodle
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:06 0:00

XS
SM
MD
LG