Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taariikhda goolhayihii Somalia ee geeriyooday


Axmed Yare

Sabtidii waxaa dalka Turkiga ku geeriyooday goolhayihii hore ee xulka qaranka Soomaaliya Axmed Cabdalla oo waddankaasi u joogay waxbarashada sare.

Goolyahaye Axmed Cabdalla waxa uu magac ku dhex lahaa xulka, waxaana lagu ammaanay in ciyaarta kubadda cagta ka sokow uu doonayey inuu shaqsiyan horumar ka sameyeo dhinaca tacliinta.

Nuur Bukhaari ayaa waraystay qaar ka mid ah dadkii yaqaanay, warbixintan ayuuna nooga diyaariyey.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:02 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG