Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fallanqeyn: Muhiimadda safarkii Farmaajo ee Eritrea


Farmajao oo tegay Asmara

Waddamada Somaaliya iyo Eritrea ayaa ku heshiiyey inay ka wada shaqeeyaan nabadda iyo xasilloonida Gobolka.

Bayaan ay magaalada Asmara ku saxiixeen hoggaamiyayaasha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Eritrea Isaias Afwerki ayaa lagu sheegay in lagu heshiiuyey unkidda xiriirka diblomaasi.

Eritrea waxay dhinaca kale si xooggan u taageertay madaxbannaanida dhuleed iyo midnimada Soomaaliya.

Haddaba muhiimadda booqashada madaxweynaha Soomaaliya uu ku tagay Eritrea ayaa Maxamed Cabdi Xasan waxa uu ka waraystay Prof. Cabdulwahaab Sheekh Cabdisamad ka faallooda arrimaha Geeska Afrika kuna sugan Nairobi.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:11 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG