Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Washington: Abiy oo la Kulmay Jaaliyadda Ethiopia


Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa booqashadiisii ugu horeeysay ku tagay Maraykanka, isaga oo kumanaan xubnood oo qurbo joog ah kula hadlayayWashington maalintii Sabtida ee shalay. Kulankan ayaa dhacay iyadoo ay dhowaan qabowday xiisadda u dhexeeya Itoobiya iyo Eritrea.

Wariyaha VOA Jill Craig ayaa warbixintan inoo diyaarisay, waa tan Caasha Ibraahim Aadan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:28 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG