Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Daahir Geelle, Safarka Madaxweynaha ee Asmara


Dowladdaha Soomaaliya iyo Eritrea ayaa ku heshiiyay inay danjirayaal is-weydaarsadaan oo caasimahadaha labada dalna ay ka furan safaaraddo.

Hadalkan ayaa looga dhawaaqay, kulankii u horreeyey ee magaalada Asmara ku dhexmaray madaxweynaaasha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhigiisa Eritrea iyo Isaias Afwerki.

Madaxweyne Farmaajo ayaa booqasho 3 cisho ah ku jooga Asmara, waxaana la filayaa inuu halkaasi kula kulmo madaxda ururka ONLF.

Haddaba safarka Farmaajo ee Asmara ayaa Cabdulcasiis Xuseen wuxuu ka wareystay Daahir Maxamuud Geelle, wasiirka warfaafinta oo ka mid ah wafdiga dowladda, wuxuuna ugu horreyn weydiiyay waxa safarka xilligan ku soo beegay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:20 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG