Isku xirrada

War Deg-Deg ah

ONLF oo ka hadashay safarka Farmaajo ee Asmara


Cadaani Hirmooge
Cadaani Hirmooge

Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta booqasho uga bilaabatay dalka Eritrea, halkaasi oo muddo saddex cisho ah uu joogi doono.

Magaalada Asmara, waxaa hadda ku sugan madaxda Jabhadda ONLF oo dagaal kula jirta dowladda Ethiopia, sidoo kalena ay dowladda Somalia ku tilmaantay inay argagixisada xiriir la leedahay.

Haddaba jabhadda ONLF siday u arkaan safarka madaxweynaha Soomaaliya uu maanta ku tagay Asmara. Su’aallhaasi ayaa Jaamac wuxuu weydiiyay, afhayeenka jabhadda ONLF, Caddaani Hirmooge.

ONLF
please wait
Embed
ONLF
by VOA

No media source currently available

0:00 0:08:15 0:00

XS
SM
MD
LG