Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Saameynta shisheeyaha ee Soomaaliya


Calanka Soomaaliya
Calanka Soomaaliya

Barnaamijka faaqidaadda toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay faro-gelinta shisheeyaha ee Soomaaliya iyo saameynta ay ku leeyihiin go’aanada siyaasadeed ee dalka Soomaaliya.

Waxaa soo jeedinaya Jaamac Buulle Jaamac

Faaqidaadda Toddobaadka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:36:53 0:00

XS
SM
MD
LG