Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sarkaal sare oo Shabaab ahaa oo la dilay


Shabaab
Shabaab

Hawlgal ay xalay ciidamada ammaanka ee maamulka Koonfur Galbeed Somalia ay ka sameeyeen agagaarka degmada Waajid ayey ku dileen sarkaal ka tirsanaa hogaamiyeyaasha ururka Al-Shabaab oo lagu magacaabi jiray Macalin Deerow.

Wasiirka Amnina ee Maamulka Koonfur Galbeed Xasan Xuseen Maxamed ayaa VOA da u sheegay, in hawlgal kaasi ay ciidamadu ku dileen lix qof oo uu ka mid yahay Macalin Deerow.

Jamaal Axmed Cusmaan ayaa khadka teleefonka kula xidhiidhay wasiirka oo arintaas ka waramay.

Sarkaal sare oo Shabaab ahaa oo la dilay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:29 0:00

XS
SM
MD
LG