Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa sheegay inay dawladdu furtay baadhitaan ku saabsan gabadh 10 jir ah oo bishan ku dhimatay magaalada Dhuusamareeb kadib markii lagu sameeyey gudniin fircooni ah.
Hadalkan ayuu ka jeediyey shir u saabsan la dagaalnak gudniinkaasi oo maanta lagu soo gabagabeeyey magaaladaMuqdisho. Warbixintan waxaa Muqdishu nooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.