Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cirro oo dhaliilay guddiga doorashada


Cabdiraxmaan Cirro
Cabdiraxmaan Cirro

Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa sheegay in aanay aqbali doonin shaqo kasta oo uu qabtay guddida doorashada Somaliland, isla markaana ay kalsoonidii sidii ay ugala noqdeen wali tahay.

Guddoomiyaha xisbigaas, ahaana musharaxii madaxweynaha Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo maanta warbaahinta Hargeysa kula hadlay ayaa sheegay inay jirto ergo wadda dhexdhexaadin la xidhiidha arrinta komishanka doorashada oo u dhaxaysa isaga iyo madaxweyne Muuse Biixi.

Guddoomiyaha oo u waramay weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa sidoo kale ka hadlay shirkii Soomaaliya ee Biljamka iyo colaadda Ceel-Afweyn. Ugu horrayna waxa uu guddoomiyuhu ka hadlay siday guddida doorashada u arkaan.

Wareysi Cabdiraxmaan Cirro
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:23 0:00

XS
SM
MD
LG