Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya oo ku biirtay ururka COMESA


Kheyre oo saxiixaya heshiiska
Kheyre oo saxiixaya heshiiska

Wararka ka imanaya dalka Zambia ayaa sheegaya in maanta halkaasi lagu ansixiyey xubinnada Soomaaliya ee ururka baayacmushtarka ee Bariga iyo Koonfurta Afrika.

Xubnaha ururkaasi ayaa haatan dhan 21 kadib markii sidoo kale uu ku biiray dalka Tunisia.

Wafdi ka socday Soomaaliya ayaa joogay magaalada Lusaka ee Zambia markii la ansixinayey xubinnimada Soomaaliya, waxaana ka mid ah ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre.

Warbixntan waxaa inoo haya Xuseen Barre Aadan.

Soomaaliya oo ku biirtay ururka COMESA
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:29 0:00

XS
SM
MD
LG