Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Abiy oo ciidan u diray Soomaalida iyo Oromada


Abiy Ahmed
Abiy Ahmed

Ra’iisal wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa amray in ciidamada ka socda dawladda federalka oo military iyo booliisba iskugu jira la geeyo deegaanada ay dagaaladu ka socdaan ee gobolada Oromada, Soomaalida, iyo Umadaha Koonfureed.

Amarkan Ra’iisal Wasaaraha ayaa imanaya xili la dilay labo mas’uul oo Soomaali ahaa.

Haddaba wixii illaa iyo hadda ka qabsoomay amarka Abiy iyo dadaalada la doonayo in xiisadaha jira lagu xakameeyo ayaa Maxamed Cabdi Sandhere waxa uu ka wareystay Maxamed Ismaaciil oo ah Madaxa Ururka Isbahaysiga Caddaaladda ee Gobolka Soomaalida ee Ethiopia, kaas oo loo soo gaabiyo SRAJ.

Abiy oo ciidan u diray Soomaalida iyo Oromada
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:51 0:00

XS
SM
MD
LG