Isku xirrada

War Deg-Deg ah

C/raxmaan oo ka Hadlay Qaraxyada Muqdisho


Cabdirahmaan Cabdishakuur Warsame, hoggaamiyaa xibisga Wadajir ayaa sheegay inay al-Shabaab ay hay'addaha amniga ee dowladda ay ku dhexleedahay "dad" u sahlaya weerarada iyo qaraxyada Muqdisho ay ka fuliyaan.

Cabdiraxmaan oo VOA ay wareysatay ayaa sheegay in dowladdu ay kasban weyday kalsoonida shacabka taasina ay sababto in al-Shabaab ay si nabad ah shacabka dhexdiisa uga dhexsameystaan howlahooda.

Jacfar Kuukaay ayaa khadka taleefonka ku wareystay Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ku sugan Norway.

Dhageysiga Wareysiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:33 0:00

XS
SM
MD
LG