Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barn. Caweyska Washington


Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idiinku haynaa qoddobo ay ka mid yihiin taaariikhdii fanka ee mulaxanka Cabdikariim Qaaray (Jiir) iyo heesaha fanaanka da'da yar Axmed Aarshe.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaysa Sahra Ciidle Nuur.

please wait

No media source currently available

0:00 0:21:53 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG