Barnaamijka Dhacdooyinka ee toddobaadkan waxaan ku soo qaadanaynaa qoddobo ay ku jiraan dalka Norway ee aqoonsaday Baasaboorka Soomaaliga iyo dalka Maraykanka oo Danjire u magacaabay dalka Somalia.
Barnaamijka waxaa inala socodsiinaya Jamaal Axmed Cusmaan.
Facebook Forum