Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamo dad shacab ah ku dilay Muqdisho


Ciidamada

laba qof oo rayid ah ayaa la sheegay inay ku dhinteen degmada Hillawaa ee magaalada Muqdisho, kadib markiii ay haleeshay rasaas ay fureen ciidamada

Goobjoogayaal ayaa sheegaya ciidamada oo isugu jiray Soomaali iyo AMISOM ah, oo halkaasi marayay, ay rasaasta fureen kadib markii lala eegtay qarax sida ay wararku sheegayeen.

Haddaba Jacfar Kuukaay ayaa sida ay wax u dhaceen wuxuu ka wareystay Xasan Deeq Cabdullaahi oo ah ganacsade ku sugan meesha ay wax ka dhaceen.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:49 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG