Iska horimaadyo cusub ayaa laga soo sheegayaa maalintii labaad degaanka Caad oo shalay ay dagaallo ku dhexmareen dadka degaanka iyo maleeshiyada Al-Shabaab.
Dadka degaanka ayaa sheegay inay diideen amar kaga yimid dhinaca Al-Shabab oo ah inay keenaan carruur askar la qoro.
Al-Shabab waxay dhinaceeda sheegtay inay dagaal la gashay ciidamada Galmudug.
Weiyaheena Cabdulwaaxid Macallim Isxaaq ayaa arrintan ka wareystay mid ka mid ah dadka deegaanka.