Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhoofinta xoolaha Somalia oo la fasaxay


Guddi ay horey dowlada federaalka u saartay in ay wada-xaajood la sameeyaan dowlada Sacuudiga si xoolaha Soomaaliya xayiraada looga qaado ayaa markii ugu horeysay faahfaahin ka bixiyey sababaha soo dedejiyey in Sacuudigu uu fasaxo iib geynta dalkiisa ee xoolaha nool ee soomaaliya.

Guddigu ayaa sidoo kale sheegay in suuqyo cusub oo ay Masar ka mid tahay loo helay xoolaha Soomaaliya.

Warbixin arintan ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Dhagesyo Dhoofinta Xoolaha Somalia
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:08 0:00

XS
SM
MD
LG