Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muhaajiriin laga soo badbaadiyey xeebaha Libya


Dowladda Libya ayaa sheegtay inay samatabixiyeen 41 muhaajiriin ah ka dib markii ay la degtay doonida ay saarnaayeen.

Sidoo kale waxaa nolol iyo geeri lagu la'yahay 63 qof oo muhaajiriin ah oo ka mid ahaa dadkii saarnaa doonida ku degtay xeebaha dalkaasi.

Wariyaha VOA-da Xuseen Saxnuuni ayaa warbixintan Qaahira ka soo diray.

Muhaajiriin laga soo badbaadiyey xeebaha Libya
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:59 0:00

XS
SM
MD
LG