Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Doorka dhallinyarada ee xoriyadda

Calanka Soomaaliya
Calanka Soomaaliya

Toddobaadkan waxaa Soomaaliya looga dabbaal degayaa 58 guuradii kasoo wareegtay markii dalka uu xoriyadda qaatay, oo ay midoobeen gobollada waqooyi iyo koonfur. Haddaba doorka dhallinyarada ee xornimada ayaan ku eegeynaa barnaamijka faaqidaadda. Waxaa soo jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan.

Faaqidaadda Toddobaadka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:37:46 0:00

This item is part of
XS
SM
MD
LG