Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku kala maqan dalka gudihisia iyo dibeddiisa iyadoo aan si rasmi ah loogu dhowaaqin inuu xiran yahay kalfadhiga saddexaad ee Baarlamaanka.
Aqalka Baarlamaanka ayaa kasoo kabanaya murankii siyaasadeed ee dhowaan dhacay iyo bisha Ramadaan oo soo dhexgashay hawshii baarlamaanka.
Haaruun Macruuf ayaa arrimahan ka waraystay Xuseen Carab Ciise oo ka mid ah baarlamaanka haatanna ku sugana Gobolka California ee dalkan Maraykanka.