Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maalinta 26-ka June oo laga xusay Muqdisho


26-ka June
26-ka June

58 sano ayaa laga joogaa maalintii ugu horeysay ee dhul Soomaaliyeed oo xor ah laga taago calanka Soomaaliya. Bishii June 26-keedii sanadkii 1960-kii ayey aheyd markii la taagay calanka.

Sanad walbana Soomaalida ayaa meelo badan oo dunida ah ka xusa maalintan oo ka mid ah maalmaha ku weyn taariikhda jiritaanka Soomaaliya.

Meelaha munaasabadaha lagu weyneynayo 26-ka June lagu qabtay waxaa ka mid ah magaalada Muqdisho. Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan noo soo diray.

Maalinta 26-ka June oo laga xusay Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:52 0:00

XS
SM
MD
LG